Xaruntancaafimaadka waxaa loogu talagalay dadka bilaa sharciga ku ah Norway,
Anagu waxa aan idinka caawin karnaa inaad lakulanto goob caafimaad,
Taas oo aad kula kulmi kartid kalkaaliyaal iyo dhakhaatiir caawinimaduna waa bilaash
Wakhtiga ay furantahay:
Talaado kasta 04:00 galabnimo ilaa 08:00 habeynimo.
Tlf: 48 89 05 60
Dhakhtarka marka aad u timaado ayaad balan ka sameysan kartaa.